Sacadadiin official Website

Welcome to Sacadadiin Office and Home Solution Store, Your Dream Ends Here.

Shirkadda Sacaadaddiin Oo Xadhiga Ka Jartay Mall Casri Ah Iyo Cawro Loogu Talo Galay Dharka Ciidda "Waan Ku Hambalyeynayaa Shirkadda Sacadadiin company Dedaalka Ay Samaysay Waana Wax Lagu Dayan Karo”Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland "Anigu Alaabta Meesha Taalla Indha Saracaad Ayaaban Mooday Oo Waa Waxyaabihiin Aan Jeclaa Waanan U Mahadnaqayaa Sacaadadiin”Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Shirkadda Ganacsiga ee Sacadadiin company, ayaa Magaaladda Hargeysa ka furtay Mall Casri ah oo lagu soo bandhigay dharka kala duwan ee Ciidda oo ay bulshada reer Somaliland ka iibsan doonaan maalmaha ciidda ee inagu soo foolka leh. Munmaasibad ballaadhan oo loo qabtay furitaanka Hoolkan Carwadu ku lamaan tahay, ayaa waxa ka qayb galay Wasiirro, Maayirka Hargeysa, Xildhibaanno, Maamulka Shgirakadda Sacadadiin company, masuuliyiin kala duwan iyo dadweyne kale oo ka qayb galay carwadaasi,waxaanay dhamaan masuuliyiinta carwada Sacaadadiin ka qayb galay si weyn ula dheceen qaabka loo qurxiyey cawarada iyo Mall-kaba oo ay ku tilmaameen meel a mid ah caalamka oo kale. Ugu horrayn Mujaahid Cabdi Salaan Turki oo ugu horrayn halkaasi ka hadlay, ayaa waxa uu yidhi "waxa aynu arkaynaa in shirkaddan Sacaadaddiin ay shaqaalaysiisay shaqaale badan, isla markaana ay alaabtii loo doonan lahaa dibedda ay u soo dhowaysay dadka, waxaanan leeyahay waa wax lagaga dayan karo arrintani” Guddoomioyaha Bangiga dhexe ee Somaliland Cabdi dirir Cabdi oo isaguna halkaasi ka hadlay, ayaa waxa uu yidhi "Shirkadani waxa weeyaan shaqaalaha waddankeenna ugu firfircoon, kuwaas oo in lagu daydana had iyo goor loo baahan yahay, waayo waxa ay wadaan dhaqaalo kobcin iyo shaqo abuur, aad iyo aad ayey u mahadsan yihiin shirkadda Sacaadadiin” Sidoo kale waxa halkaasi xadhiga lagaga jaray qaybta Dharka ciidda ee shirkadda Sacaadadiin ee Magaaladda Hargeysa, waxaana ka qayb galay munaasibaddii xadhiga lagaga jarayey Wasiirada arrimaha dibedda Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran Cade, Maayirka Hargeysa, Xildhibaanno ka tirsan Goleyaasha deegaanka Dalka iyo masuuliyiin kale, waxaana halkaasi hadallo koban ka jeediyey, Masuuliyiintaasi.

Supermarket Section

Sacadadin is the oldest supermarket chain in somaliland, currently celebrating 22 years. With shops in Hargeisa, Burco, Borama, .Sacadadiin has recently opened up a branch in Hargeisa and continues to grow steadily. Welcome to Somaliland's finest home of value prices, freshest fruit and vegetables, healthiest bread and pastries, friendly customer service and widest variety of local quality merchandise. Enjoy value added services in our hyper branches, or step in for quick friendly service at our express convenient shops. Stop and Shop for friends and relatives on your way upcountry at one of our up country branches.

Strength and successes:

The key to Sacadadin furniture's success lies in the fact that it upholds strong family and moral beliefs. We are dedicated to operating by these core values: Efficiency Innovativeness Quality Products, Services and Solutions Integrity Team work