Sacadadiin official Website

Welcome to Sacadadiin Office and Home Solution Store, Your Dream Ends Here.

Waxa todobaadkan horaantiisii Magaalada Hargeysa laga furay Carwo lagu iibinayo Dharka iyo agabka kale ee ay dadku ku iidayaan, taasoo lagu soo bandhigay dharka iyo Kabaha caruurta iyo waaweyn iyo waliba qalabka ay caruurtu ku ciyaarto maalmaha Iida. Carwadan oo sanad kasta bisha Ramadaan laga furo dacalka Galbeed ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Dukaanka caanka ah ee Sacaada’diin Super market and furniture qaybtiisa jig-jiga yar, ayaa allaabooyinka lagu iibinayo lagu sameeyay qiimo dhimis aad u saraysa. Furitaanka Carwadan waxa ka qayb galay dad aad u tiro badan oo isugu jira masuuliyiin dawladda ka tirsan , Ganacsato iyo marti sharaf kale, kuwaasoo si weyn u soo dhaweeyay furitaanka Carwadan ay sanad kasta macaamiisha Dukaanka Sacaddadiin fursad dahabi ah ka helaan, looguna diyaariyo agab tayo leh oo qiimo dhimis loogu sameeyay. Khadar Axmed Ciise oo ka mid ah hawl-wadeenada Carwadan ayaa warbaahinta uga waramay waxyaabaha ay halkan ugu diyaariyeen Macaamiishooda.

Supermarket Section

Sacadadin is the oldest supermarket chain in somaliland, currently celebrating 22 years. With shops in Hargeisa, Burco, Borama, .Sacadadiin has recently opened up a branch in Hargeisa and continues to grow steadily. Welcome to Somaliland's finest home of value prices, freshest fruit and vegetables, healthiest bread and pastries, friendly customer service and widest variety of local quality merchandise. Enjoy value added services in our hyper branches, or step in for quick friendly service at our express convenient shops. Stop and Shop for friends and relatives on your way upcountry at one of our up country branches.

Strength and successes:

The key to Sacadadin furniture's success lies in the fact that it upholds strong family and moral beliefs. We are dedicated to operating by these core values: Efficiency Innovativeness Quality Products, Services and Solutions Integrity Team work